(Daawo Sawirro) Dhaawacyada la dhigay Isbitaalada Muqdisho & Masuuliyiin booqatay

Wasiirka Warfaafinta ee Dowladda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geele iyo Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Gudoomiye Ku Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Xuseen Maxamed Nuur ayaa  booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho. Masuuliyiintan ayaa booqday Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfeer) iyo Isbitaalo kale oo la jiifiyey dad kor u dhaafaya 20 qof oo ku … Continue reading (Daawo Sawirro) Dhaawacyada la dhigay Isbitaalada Muqdisho & Masuuliyiin booqatay